Barwaaqodxb@barwaaqocompany.com

Barwaaqo Cement Comes From Natural Sources

News

barwaaqo1garacad

Shirkadda Shamiitada ee Barwaaqo oo markab shamiito sida ku soo xiraysa dekedda Garacad

Shirkadda ganacsiga ee shamiitada Barwaaqo Cement Company ayaa maalinta bishu tahay 22 October 2022 ku soo xiraysa markab weyn oo sida shamiito ka imanaysa dalka Cumaan. Shirkadda Barwaaqo ayaa noqonaysa shirkaddii ugu horeysay ee markab ganacsi ku soo xirta dekedda Garacad. Waxaa sidoo kale maalinta 22 October dekedda Garacad u furaya madaxda ugu saraysa dalka […]

Shirkadda Shamiitada ee Barwaaqo oo markab shamiito sida ku soo xiraysa dekedda Garacad Read More »

yemenrefugee

Barwaqo Cement Company donated to Yemen Refugees in Puntland $40,000 dollars.

As a responsible and caring company, Barwaaqo Cement Company in has contributed $40,000 Dollars to the refugees from Yemen .The money has been handed over to Almanha Charity in Bosaso, Puntland, Somalia to distribute to  the refugees. Our company with its board and members have decided to donate to this noble cause generously, and this

Barwaqo Cement Company donated to Yemen Refugees in Puntland $40,000 dollars. Read More »